Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Helista Shidaalka Soomaaliya ee sahankiisa bilowday Horumar mise hoog?

    Helista Shidaalka Soomaaliya ee sahankiisa bilowday Horumar mise hoog?

    By radiohalgan.comOctober 27, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waa tillaabo boggaadin mudan in aan khayraadka dalkeenna la soo baxno. Tobban sano ayaa laga joogaa markii la sameeyey sahankii 1-aad ee dalka laga billaabay sanadkii 2014, taas waxaa lagu ogaaday in Badeenna shidaal ku jiro.

    Markabka Oruc Reis ee Turkiga wuxuu samayn doonaa sahanka 3D ee la xariira halka ugu habboon ee ceelka laga daloolin karo iyo qiyaaska xaddiga shidaal ee ku jira, wuxuuna qaadanaya sanad iyo ka badan, weli waa sahmin ee ma aha qoditaan.

    Ceel la qodaahi waxay u baahan tahay in la geliyo maalgashi adduun oo lagu qiyaaso in uu kor u dhaafayo bilyan iyo dheeraad lacag ah, taasoo inta badan ay sameeyaan toddobada shirkad ee dunida ugu waawayn, waxayna u badan tahay in Turkigu shirkadahaas heshiis la galo, sababtoo ah iyaga ayaa halista faa’iidada iyo khasaaraha u bareeri kara haddii ay ku qancaan in ay maalgashiga sameeyaa

    Horumar mise hoog?

    Dhanka kale, waxaa jirta dood soo jireen ah oo oranaysa shidaalku horumar miyuu keenaa mise hoog? (Is the discovery of oil a curse or a blessing)

    Waxaa sidaas loo leeyahay waa in la arkay dalal ay ka mid yihiin Venezuela, Nigeria, Libya, South Sudan, Sudan iyo kuwo kale oo shidaal la soo baxay, laakiin uu dhibaato u horseeday, cuuryaamiyeyna wax soosaarkii kale ee dalka, colaad iyo sadbursina horseeday.

    Waxa kale oo iyana jira dalal ka faa’iiday oo ay u badan yihiin dalalka Khaliijka, laakiin uu ku riday cudurka ku tiirsanaan iyo in ay wax soo saar kale yeelan waayeen, waxaa iyana jira dalal ka faa’iiday, wax saamayn taban ahna uusan ku yeelan wax soosaarkii kale ee dalka sida Norway, Maraykan, Ingiriis, iyo kuwa kale oo bada

    Muhiimaddu waxay tahay waddan in uu faqriga iyo dib-u-dhaca ka baxo kuma xirna in uu shidaalka la soo baxo ee waxay ku xiran tahay hadba sida uu nidaamka dalku u yahay mid ka fog eex, musuq, qaraabokiil iyo ku takrifal awoodda iyo hantida ummadda, dadkiisuna u siman yahay awoodda, dakhliga iyo khayraadka dalka, madaxdiisuna yihiin kuwo aamin ah oo sida ugu habboon u maareyn kara dakhliga shidaalka laga helo.

    Haddiise ay yihiin kuwo abuurka dubta ama ubadka caanahooda caba, shacabka kuma qancin karaan in ay ka fishaan in ay dalagga beertaan ama caanaha qoyska ka ammaan helayaan. Shidaalku markaas wuxuu keenaa hoog ee ma aha horumar.

    W/Q Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.