Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Madaxweyne Xassan Shiikh oo Fartuun Bile Maxamud u Magacaabay Xoghayaha guud ee G/Banaadir

    July 26, 2025

    9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

    July 26, 2025

    Midowga Afrika oo soo dhaweeyay Go’aanka Faransiiska ee Aqoonsiga Dowladda Falastiin

    July 26, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Xassan Shiikh oo Fartuun Bile Maxamud u Magacaabay Xoghayaha guud ee G/Banaadir

      July 26, 2025

      Midowga Afrika oo soo dhaweeyay Go’aanka Faransiiska ee Aqoonsiga Dowladda Falastiin

      July 26, 2025

      Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaarey dalka Jabbuuti

      July 26, 2025

      Akhriso:- Janan oo sheegay in ay ku soo biireen ciidan ka soo goostay Jubbaland

      July 26, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Madaxweyne Xassan Shiikh oo Fartuun Bile Maxamud u Magacaabay Xoghayaha guud ee G/Banaadir

      July 26, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Midowga Afrika oo soo dhaweeyay Go’aanka Faransiiska ee Aqoonsiga Dowladda Falastiin

      July 26, 2025

      Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaarey dalka Jabbuuti

      July 26, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Hay’adda HSF oo lagu bogaadiyey Madasha Barakacayaasha Afrika oo ka dhacday dalka Kenya

    Hay’adda HSF oo lagu bogaadiyey Madasha Barakacayaasha Afrika oo ka dhacday dalka Kenya

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 1, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxaa agaalada Nairobi lagu qabtay Madasha Barakacayaasha Afrika oo ah shir socday saddex maalmood, kaas oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Hay’adda UNHCR iyo Amahoro Coalition.

    Madashan waxaa ka qeybgalay wufuud kala duwan oo ka kala socday qaaradda Afrika, kuwaas oo metelayay dowlado, ganacsiyo gaar loo leeyahay iyo hay’ado caalami ah.

    Ujeedada shirka ayaa ahayd sidii xal waara loogu heli lahaa nolosha iyo daryeelka dadka barakacayaasha iyo qaxootiga ee ku sugan qaaradda Afrika, iyada oo diirada la saaray sidii ay isku kaashan lahaayeen dowladaha, hay’adaha gaarka loo leeyahay, iyo bulshada rayidka ah.

     

    Soomaaliya waxaa uga qeyb galay Hey’adda Horumarinta Reer Miyiga, Maamulka Gobolka Banaadir, Shirkadda BECO, Jaamacadda City, Heritage Institute, iyo Hormuud Salaam Foundation.

    Waxaa madasha loogu mahad celiyay Hormuud Salaam Foundation, gaar ahaan doorka ay ka qaateen sidii loo kaalmeyn lahaa qaxootiga iyo wax u qabashada baahiyahooda, sidoo kale waxaa lagu boggaadiyay Howlaha Hormuud Telecom iyo Hormuud Salaam Foundation ka wadaan gudaha Soomaaliya, waxaana lagu booriyay in ay sii wadaan.

    Guddoomiyaha Hormuud Salaam Foundation, Cabdullaahi Nuur Cismaan oo ka hadlay Madasha ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan kaalintooda wax ka qabashada baahiya dadka Barakacayaasha ah.

    “Shirka muhiimaddiisu waxa uu ahaa sida Ganacstada ay kaalin uga gaysan lahaayeen dadka Barakacyaasha ah. Sida aad ula socotaan lacagaha ay helaan dadka barakacyaasha waxa ay maraan adeega EVC, taas oo wax wayn u tarta dadka barakacyaasha, iyo dhaqaalaha Soomaaliya,” sida uu yiri Guddoomiyaha HSF.

    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qurbo Joogta ee Horumarinta Reer Miyiga, Sahro Cabdi oo khudbado ka jeedisay madasha ayaa sheegtay in lagama maarmaan tahay taageero loo muujiyo dadka Barakacayaasha.

    Soomaaliya ayaa kamid ah goobaha dadka ugu badan ay ku barkacayeen, sabab la xiriirta colaadaha ka jira dalka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweyne Xassan Shiikh oo Fartuun Bile Maxamud u Magacaabay Xoghayaha guud ee G/Banaadir

    July 26, 2025

    9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

    July 26, 2025

    Midowga Afrika oo soo dhaweeyay Go’aanka Faransiiska ee Aqoonsiga Dowladda Falastiin

    July 26, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Madaxweyne Xassan Shiikh oo Fartuun Bile Maxamud u Magacaabay Xoghayaha guud ee G/Banaadir

    July 26, 2025

    9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

    July 26, 2025

    Midowga Afrika oo soo dhaweeyay Go’aanka Faransiiska ee Aqoonsiga Dowladda Falastiin

    July 26, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.