Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Wararkii ugu Dambeeyay Xaalada Degmada Maxaas Saakay.

    July 28, 2025

    Booliiska oo 5 eedeysani u xiray muuqaal ay duubeen

    July 28, 2025

    DEG DEG: Dagaal Toos ah oo ka Socda Doolow – Ciidanka Itoobiyaanka oo Madaafiic ku Garaacaya

    July 27, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wararkii ugu Dambeeyay Xaalada Degmada Maxaas Saakay.

      July 28, 2025

      Booliiska oo 5 eedeysani u xiray muuqaal ay duubeen

      July 28, 2025

      DEG DEG: Dagaal Toos ah oo ka Socda Doolow – Ciidanka Itoobiyaanka oo Madaafiic ku Garaacaya

      July 27, 2025

      13 Sano kadib AS oo qabsaday Degmada Maxaas.

      July 27, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Wararkii ugu Dambeeyay Xaalada Degmada Maxaas Saakay.

      July 28, 2025

      Booliiska oo 5 eedeysani u xiray muuqaal ay duubeen

      July 28, 2025

      DEG DEG: Dagaal Toos ah oo ka Socda Doolow – Ciidanka Itoobiyaanka oo Madaafiic ku Garaacaya

      July 27, 2025

      13 Sano kadib AS oo qabsaday Degmada Maxaas.

      July 27, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Hargaysa: Hooyo iyo laba caruura oo ay dhashay oo ku naf waayey dab ka kacay gurigooda

    Hargaysa: Hooyo iyo laba caruura oo ay dhashay oo ku naf waayey dab ka kacay gurigooda

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 3, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hooyo iyo laba Caruura oo ay dhashay ayaa ku dhintay dab ka kacay hoygii ay degenaayeen oo ku yaala xaafada Cabaaye ee degmada Gacan-libaax ee Hargaysa, sida uu sheegay Ciidanka Dabdamiska Somaliland.

    Warbixin kasoo baxday dabdamiska ayaa lagu sheegay in  4:00 subaxnimo ciidanka Dabdemiska Hargeysa uu ka hawlgalay una gurmaday qoyskaa, iyadoo halkaana laga samata-bixiyay afar caruura oo kale.

    “Alle haw Naxariistee Hooyo iyo laba Caruura ayaa ku dhintay Dab ka kacay Hoygii ay degenaayeen oo ku yaala xaafada Cabaaye ee degmada Gacan-libaax” ayaa lagu yidhi warbixinta dabdamiska.

    Warbxinta waxa lagu sheegay in Ciidanka Booliska Degmada Gacanlibaax ay la wareegeen maydadka hooyada iyo labada caruurta ah, isla markaana uu baadhis ku hayaan dhacdada.

    Ciidanka ayaa bulshada ku nool Somaliland uga digay ay in habeenkii ka digtoonaadaan halista dabka, isla markaana ay damiyaan laydhka, in la aaso dabka girgirayaasha, iyo in dabka la dhigo meel ku haboon.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wararkii ugu Dambeeyay Xaalada Degmada Maxaas Saakay.

    July 28, 2025

    Booliiska oo 5 eedeysani u xiray muuqaal ay duubeen

    July 28, 2025

    DEG DEG: Dagaal Toos ah oo ka Socda Doolow – Ciidanka Itoobiyaanka oo Madaafiic ku Garaacaya

    July 27, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Wararkii ugu Dambeeyay Xaalada Degmada Maxaas Saakay.

    July 28, 2025

    Booliiska oo 5 eedeysani u xiray muuqaal ay duubeen

    July 28, 2025

    DEG DEG: Dagaal Toos ah oo ka Socda Doolow – Ciidanka Itoobiyaanka oo Madaafiic ku Garaacaya

    July 27, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.