Guddoomiyahii hore Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Mumin Eelaay auaa Barta Facebook uu ku leyahay ku qoray qormada Hoose hase ahaate
Hadaa nahay beel weeynta xagaleey maxamed waxa lagu socdo dagaal la yiraaho حرب العصابات,
Waxa dhacday Madaxdaaynii, ganacsatadaynii iyo dadkii wax garadka ahaay in midbo maalin xilka laga aado qarna ganacsigoodi la dumiyo ayadoo cagsigeeda dad kale xilalkii aan laheeyn loo magacaabayo ama ganacsigooda kor loo qaadaayo.
mar hadii anigo muumina xilkii leeyga qaaday, sufurowna laga qaaday ibrahim cabdi dhaay lacagtii xamar laga jaray,
cabdi xiishna xabsi guri la geliyay cali jeytane sanbuus afar geesood ah loo dhiibay, xildhibaankii aan u heli lahaayen saami qeybsigane mudo sanad ku dhaw kor loo haayo walax dambeeto aan dhoowrano looma harin?
Waxa loo socdo oo suugta loo gadanaa waa Xagaleey maxamed in shacab laga dhigo mana dhici doonto hadoow ilaahey yiraaho.