Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye oo aay wehliyeen gudoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada gobalka hiiraan Xasan Ibraahim cabdulle iyo masuuliyiin Kale ayaa Beledweyne ku soo dhaweeyey Safiirka Dowlada Sweden u qaabilsan soomaaliya Iyo Madaxa ugu sareeyo soomaaliya ee Hay’adda FAO iyo Madaxa ugu sareeyo Hay’adda WFP ee Somalia ku waas oo booqday goobo aay ka sodeen mashaariic hormarineed.
What's Hot
Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Gudoomiye Muuse Salaad Beledweyne ku soo dhaweeyey Safiirka Dowlada Sweden u qaabilsan soomaaliya Sawirro
Related Posts
Add A Comment