Waxaan Bogaadinayaa Dhamaan Siyaasiyiinta. Odoyaasha dhaqanka.Culumad. Ururka Haweenka sida u Ajiibeen Waftiga ka yimid Dowladda Federaal Soomaaliyeed, Garwadeenka ka ahaayeen Taliyaha Haayadda Nabad sugidda Qaranka Mr Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) Wasiirka Betrolka iyo Macdanta. Mr Daahir Shari.Xildhibaanada iyo Jeneraalada.
Waxaan bogaadin ka dib rabaa in aan Qormadeydaan ku muujinayaa 2-Qodob;
1: burburkii ka dib waxaa nagu dhacay siyaasiyiin aan isla socon haddane laga dhax kaluumeesto taasine waxee keentay in aan noqono in aan ka hoos marno Maqaamkii reerka ku lahaa Masraxa Siyaasadda.
2:Annaga marnaba Kuma Qanci doono dhismaha Hirshabell hadda balse waxaan ku qanac sanahay isku diibnida iyo Waddajir ka wax nooga soo dooneen raga nagu matalo Dowladda Federaal ka iyo In Amniga Baladweyne uu marayay Heerkii ugu hooseeyay
Waxaanka Codsanayaa Cidkasto fursad siiyaan Madaxda Qaranka
Qore Abuukar Maxamed Cali Gaabow Guddoomiyahii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi…….