Ergayga Ciidamada Difaaca Shacabka Cali Jeyte Cusmaan ayaa ka hadlay
dagaalka Khawaarijta kadib Shacabka ka codsaday in Garab istaaga loo muujiyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliya
hase ahaatee waxa halkaas ka itagay Ganacsate Ibraahim Cabdi dhaay oo u gacan qaaday.
Dhanka kale Cali Jeyte ayaa is horstag ku sameeyay. Mudo sanad ah Gudoomiyaha hore Gobolka Hiiraan Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow intii uu Gudoomiyaha Gobolka ahaay
Hoos ka daawo Muuqaalka Cali Jeyte