Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu xayiray Qaahira kadib markii lagu qabtay visa aan sharci ahayn.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane amiir oo Safar kumarayay magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa lagu xayiray garoonka Diyaaradaha ee Qaahira kadib markii lagu qabtay isaga iyo rag lasocday visa dal kugalka masar oo Fake ah.
Gudoomiye Amiir iyo ragii lasocday ayaa hada kusugan garoonka Diyaaradaha ee magaalada Qaahira.