Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home Β» Gudoomiyaha Gobalka hiiraan mudane Muuse Salaad Wehliye ayaa shir gudoomiyey kulan aan caadi aheeyn oo aay isugu yimaaden xubnaha maamulka gobolka heer degmo iyo heer gobal

    Gudoomiyaha Gobalka hiiraan mudane Muuse Salaad Wehliye ayaa shir gudoomiyey kulan aan caadi aheeyn oo aay isugu yimaaden xubnaha maamulka gobolka heer degmo iyo heer gobal

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 14, 20253 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa shir gudoomiyey kulanka Maamulka Gobolka Hiiraan heer gobal iyo heer degmo oo aay ka soo qeeyb’galeen masuuliyiinta heerarka kala Duwan ee Degmooyinka BELEDWEYNE, MAXAAS, MATABAAN , MOQOKORI, FARLIBAAX, JAWIIL, IYO D/FEER-FEER SOOMALIA,

    Ugu horeeyn gudoomiyaha gobalka hiiraan oo ku maqnaa safar shaqo ee la xeriiro xaaladaha Coladeed ee ka dhacay deegaano ka’tirsan Degmada Matabaan ee gobalka hiiraan mudo Toban iyo afar Maalmood (14) maalmood , ayaa Maamulka Gobolka Hiiraan siiyey warbixino la xeriiro dadaalada nabadeed ee dhaqan galay asigoo xusay in la sameeyey xabad joojin dadaalo Lagu abuuray jawi wadagal ayadoo hay’addaha Amniga aay xabsiga dhigeen |40|, oday dhaqameed ee dhinacyada beelaha walaalaha ah kuwaas oo loo arkay ineey caqabad ku ahaayen Dadaalada wadahadalka iyo nabad dhalinta.

    π—”π— π—‘π—œπ—šπ—”

    Shirka intii socday waxaa warbixino amniga la xeriiro looga dhageeystay dhamaan masuuliyiinta gudoomiyaasha Degmooyinka iyo masuuliyiinta Ku-xigeenada amniga ee ka socday Degmooyinka Gobalka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayagoo xaaladaha amni guulaha laga degmooyinka difaacyadda fog ee lagu baacsanayo khawaarijta argagixisada Shabaab ayagoo xaqiijiyey in awooda kooxaha Khawaarijta lagu burburiyey gobalka lana fashiliyey dhamaan isku dayadii aay ku doonayeen ineey qabsadaan Deegaano kamida gobalka hiiraan, sidoo kale Hay’addaha amniga degmada Beledweyne ayaa Toogday todobaad ka hor dhagar’qabyaal ka’tirsan khawaarijta ee rabay ineey abuuraan jawi amni Daro .

    π——π—›π—”π—€π—”π—”π—Ÿπ—”π—›π—”

    Gudoomiyaha degmada Beledweyne Mudane Cumar cismaan Calasoow ayaa soo bandhigay Hanaan lagu hormarinayo kobac daqliga degmada Beledweyne si shacabka looga qaado canshuur looguna celiyo adeegyada dowladnimada, midaas oo wax badan ku siiyadineeyso hormarinta Degmada Beledweyne ee xaruunta gobalka hiiraan.

    Sidoo kale duqa magaalada Beledweyne Marwo Nadar Tabaax maalin ayaa ka warbixisay hanaan-ka mashaariicda hormarineed ee socdo kuwaas oo Dadaalo sareeyo aay gelisay xafiiska mayarka magaalada Beledweyne, Nadar Tabaax maalin, mayarka magaalada ayaa xustay in magaalada Beledweyne aay yeelaneeyso Jidad casri ah kuwaas oo si casri ah loo dhiso halka mashariic kale aay wali socdaan ku waas oo soo kordhin doono , kobac dhaqaalle iyo bilic hormarineed,

    Dhanka kale gudoomiyaha gobalka hiiraan oo dul istaagay soo jeedinta masuuliyiinta ayaa xusay muhiimada aay leedahay in la korjoogteeyo Shirkadaha fulinayo mashaariicda si ku dhisan Daah-furnaan iyo Islaxisaabtan, bulshada aay u helaan hormar waaro oo lataaban karo.

    𝐃𝐇𝐀𝐁-𝐔-π‡πˆπ’π‡πˆπˆπ’πˆππ“π€

    Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye oo soo xiray shirka ayaa u mahadceliyay dhamaan masuuliyiinta maamulka Gobolka Hiiraan iyo gudoonada Degmooyinka Gobalka Hiiraan, warbixinada sareeyo ee aay soo Bandhigeen asigoo xusay in hada Juhdiga ugu xoogan lagelinayo sidii loo xaqiijin lahaa dibu-heshiisin bulsho, oo loo abuuro beelaha walaalaha ah ee dagaalamay midaas oo meel wanaagsan mareeyso , Maamulka Gobolka Hiiraan uu wado dadaalo kama danbeeys ah.

    Ugu dambeeyn gudoomiyaha gobalka hiiraan ayaa Faray dhamaan masuuliyiinta kala duwan ee Degmooyinka ineey ka shaqeeyaan adkeeynta Nabadda dowladnimada Iyo sarre u qaadista Howlagaladda ka dhanka ah khawaarijta , lana Xoojiyo hanaan-ka amniga sare u qaadista arimaha daqliga midaas oo gundhig u ah Hormaradda guud ee shacabka.

    –

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.