Gudoomiyaha dhalinyarada Hirshabelle Abdirisaaq Maxamed Cabdullahi ayaa maanta la kulmay gudoomiyaha dhalinyarada gobalka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan.
Gudoomiyaha dhalinyarada G. Banaadir ayaa soo dhaweeyn u sameeyay gudoomiyaha dhalinyarada Hirshabelle, waxaana aay ka wada hadleen sidii loo hormarin lahaa dhalinyarada islamarkaana aay u wada shaqeeyn lahaayeen.




