Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 5, 20254 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Warqad Furan oo Talo Bixin ah:

    Ku: Hoggaanka Sare ee Dagaalka Khawaarijta
    Og: Saraakiisha Ciidamada, Qeybaha Amniga iyo Ciidanka dib u xureeynta degaanka (Macawisley)
    Ujeedo: Talo ku saabsan Hagaajinta Istaraatiijiyadda Dagaalka Khawaarijta

    Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,

    Anigoo ka damqanaya dhibaatada Khawaarijtu ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan gobolka Hiiraan iyo nawaaxigeeda, waxaan jeclahay inaan si daacad ah oo wadaniyad ku dheehan tahay u soo jeediyo talooyin dhaxal gal ah, si kor loogu qaado guulaha laga gaarayo dagaalka lagula jiro cadowga nabadda iyo horumarka.

    Talooyinka Aan Soo Jeedinayo Waa:

    1. In Howlgallada Loo Yeesho Afhayeen Rasm ah:
    Si loo helo hal cod oo matala howlgallada lagula jiro Khawaarijta, una gudbiya shacabka iyo saxaafadda warar rasmi ah, lagana hortago wararka been abuurka ah, waxaa lama huraan ah in la magacaabo afhayeen rasmi ah oo howlgallada iyo xaaladaha amni ka hadla.

    2. In la Joojiyo Duubista Howlgallada Aan Muhiimka Ahayn:
    Si loo ilaaliyo sirta amni iyo dhaqdhaqaaqa ciidanka, waa muhiim in la joojiyo duubista iyo baahinta muuqaalada aan muhiimka ahayn. Waxaa keliya la ogol yahay in la duubo qofyo leh miisaan culus sida abwaaniinta dagaalka dhiirrigeliya (tusaale Abwaan Taatiko), ama muuqaal loo baahanyahay ujeedo dhiirrigelin iyo wacyigelin.

    3. In la Magacaabo Guddiga Talo Bixinta Amniga:
    Waxaa muhiim ah in la helo guddi amni oo si joogto ah u qiimeeya xaaladda, ugana talo bixiya ciidamada qalabka sida iyo kuwa xaq u dirirka. Guddigan waa inuu awood u yeeshaa inuu si degdeg ah go’aamo uga soo saaro arimaha amniga sida:

    Ogaanshaha Jaajuusiinta

    Kormeerka deegaanka

    Talo-bixinta howlgallada degdegga ah

    4. In la Dhowro Sumcadda Beelaha (Sida Xawaadle):
    Dagaalka lagula jiro Khawaarijta waa mid Qaran ah, ee ma ahan mid beeleed. Sidaas darteed, waa in laga dhowro magaca beelaha Soomaaliyeed, lana joojiyaa erayo sida “Warqad Furan oo Talo Bixin ah:

    Ku: Hoggaanka Sare ee Dagaalka Khawaarijta
    Og: Saraakiisha Ciidamada, Qeybaha Amniga iyo Ciidanka dib u xureeynta degaanka (Macawisley)
    Ujeedo: Talo ku saabsan Hagaajinta Istaraatiijiyadda Dagaalka Khawaarijta

    Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,

    Anigoo ka damqanaya dhibaatada Khawaarijtu ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan gobolka Hiiraan iyo nawaaxigeeda, waxaan jeclahay inaan si daacad ah oo wadaniyad ku dheehan tahay u soo jeediyo talooyin dhaxal gal ah, si kor loogu qaado guulaha laga gaarayo dagaalka lagula jiro cadowga nabadda iyo horumarka.

    Talooyinka Aan Soo Jeedinayo Waa:

    1. In Howlgallada Loo Yeesho Afhayeen Rasm ah:
    Si loo helo hal cod oo matala howlgallada lagula jiro Khawaarijta, una gudbiya shacabka iyo saxaafadda warar rasmi ah, lagana hortago wararka been abuurka ah, waxaa lama huraan ah in la magacaabo afhayeen rasmi ah oo howlgallada iyo xaaladaha amni ka hadla.

    2. In la Joojiyo Duubista Howlgallada Aan Muhiimka Ahayn:
    Si loo ilaaliyo sirta amni iyo dhaqdhaqaaqa ciidanka, waa muhiim in la joojiyo duubista iyo baahinta muuqaalada aan muhiimka ahayn. Waxaa keliya la ogol yahay in la duubo qofyo leh miisaan culus sida abwaaniinta dagaalka dhiirrigeliya (tusaale Abwaan Taatiko), ama muuqaal loo baahanyahay ujeedo dhiirrigelin iyo wacyigelin.

    3. In la Magacaabo Guddiga Talo Bixinta Amniga:
    Waxaa muhiim ah in la helo guddi amni oo si joogto ah u qiimeeya xaaladda, ugana talo bixiya ciidamada qalabka sida iyo kuwa xaq u dirirka. Guddigan waa inuu awood u yeeshaa inuu si degdeg ah go’aamo uga soo saaro arimaha amniga sida:

    Ogaanshaha Jaajuusiinta

    Kormeerka deegaanka

    Talo-bixinta howlgallada degdegga ah

    4. In la Dhowro Sumcadda Beelaha (Sida Xawaadle):
    Dagaalka lagula jiro Khawaarijta waa mid Qaran ah, ee ma ahan mid beeleed. Sidaas darteed, waa in laga dhowro magaca beelaha Soomaaliyeed, lana joojiyaa erayo sida “Reer Hebel vs Khawaarij” (tusaale: “Cali Madaxweyne vs Khawaarij”). Waxaa muhiim ah in la muujiyo in shacabka Soomaaliyeed ay mid yihiin dagaalkan Jihaad yahay.

    Wabillaahi Towfiiq.
    Waxaa Qoray: G.AbukarMohamedAli Gaabow,,,,,,,,,
    Taariikhda: 5 Luulyo 2025

    Affayeenka Ciidamada Dib u xureeynta degaanka
    Guddoomiyaha Degmadda Moqokori
    Maxamed Abdi Macow _____ Waa Macquul” (tusaale: “Cali Madaxweyne vs Khawaarij”). Waxaa muhiim ah in la muujiyo in shacabka Soomaaliyeed ay mid yihiin dagaalkan Jihaad yahay.

    Wabillaahi Towfiiq.
    Waxaa Qoray: G.AbukarMohamedAli Gaabow,,,,,,,,,
    Taariikhda: 5 Luulyo 2025

    Affayeenka Ciidamada Dib u xureeynta degaanka
    Guddoomiyaha Degmadda Moqokori
    Maxamed Abdi Macow _____ Waa Macquul

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.