Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » GUDDOOMIYAHA XISBIGA DALDHIS DR. ABDIRAHMAN ADOW AYAA YIRI SHACABKA BELEDWEYNE SHACABKA WAA IN AY GARTAAN DANTOODA

    GUDDOOMIYAHA XISBIGA DALDHIS DR. ABDIRAHMAN ADOW AYAA YIRI SHACABKA BELEDWEYNE SHACABKA WAA IN AY GARTAAN DANTOODA

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comApril 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    XAALADDA BELEDWEYNE

    Maalmahan waxa Beledweyne laga sheegayaa xalaad ami iyo mid bulsho oo aad iyo aad u hooseysa. Beledweyne waxa ka jira maamulo is-magacaabay iyo kuwa sharci ahaan u jira balse aan laga rabin Beledweyne.

    Beledweyne xogtu waxay sheegeysaa in ay ka jirto in kabadan 16 isbaaro oo lagu dhibo dadka safarka ah iyo kuwa reer Hiiraan intaba. Qolo kasta lacag ayay ka qaadayaan gaadiidka. Bal is weydii buubuurka u socda in ka badan 1500km sida Hargeysa, Boosaaso iwm, haddii in ka yar 50km 16 isbaaro mid kastaa lacag aan caqliga galeyn ka rabto oo dad iyo deegaan midna ku laabaneyn, gaarigaas xamuulka uu wado marka uu gaaro Hargeysa ama meel kale meeqa ayuu ku fadhiisanayaa. Ama marka uu soo gaaro Beledweyne gudihiisa.

    Dad kala duwan ayaa lagu dilay isbaarooyinkaas kadib markii darawaladu ka keeneen su’aal lacagta la weydiinayo in aysan bixin karin. Yaa masuuliyadda qaadaya dadka sida dadban ama tooska ah loo dilay.

    Maamulada kala duwan ee ka jira Beledweyne yaa doortay? Maamulkasta waxa uu leeyahay shacabka ayaan metalaa!! Cajiib haddii aad shacabka matasho maculeys ayaa usoo kordhisay mase Kheyr baad usoo kordhisay!! Xigmad ayaa oroneysa “HADDII AADAN WAX KU KORDHIN KARIN HA UGA DARIN”.

    Hiiraan in kabadan 30 masuuliyiin oo iskugu jira Xildhibaano, Sanetaro iyo wasiiro ayaa ugu jirta Dowladda Dhexe xagee ka baxeen, xaaladda Beledweyne ka jirto ma quseyso miyaa? Aaween Dhaqankii gobolka.

    YAA QAADAYA DAMBIGA KA DHACAYA BELEDWEYNE

    Marka laga tago Madaxweynaha dalka Mudane XSM oo ah ninka dalka loo doortay waxa masuuliyadda qaadaya 30ka masuul ee aan kor kusoo xusay ee heysata metelaadda shacabka na arkaya xaaladda murugsan ee ka jirta gobolka wax tilaabo ahna aan qaadin.

    SHACABKA BELEDWEYNE

    Shacabka Beledweyne waa in ay gartaan dantooda oo isku soo baxaan dhalinyaro, aqooyahan, culimo, dumar iyo dhaqan, waana in aadan ogolaan in aad ku noolaataan dullinnimo . Waxa aad heystaan barwaaqo aan laga heysan gobolo kale oo Soomaaliyeed hadana adinka ayaa dhinackasta uga baahi badan, taasna wax la aqbali karo maaha. Waxa la joogaa waqtigii aad go’aan weyn oo masiiri ah qadan laheydeen.

    ==== Dad Dalka U Siman ====

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.