Sida aad la socotaan mar kasta oo Roob yar ka da’o Beledweyne diyaaradaha waa istaagaan. Dowladda Federaalka iyo Maamulka midna kuma guuleysan in xal loo helo.xaaladda Ayraboorka.
Waxan go’aansanay in aan DHABAHA DIYAARADDA (run way) aan dhisno si baahida shacabka loo daboolo.
Qof kasta oo reer Hiiraan ah iyo shacabka Soomaaliyeed intaba waxa laga codsanayaa in aad ka qeyb qaadataan.
Waxan mar dhaw soo bandhigi doonaa qarashka lagama maarmaanka ah insha Allaah.
Qof kasto oo fikir wax nagu kordhin kara haya waan soo dhaweynayaa.
==== Dad Dalka U Siman ====