Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada Shabeellaha dhexe Mss. Fartuun Aadan Xeefoow ayaa goobo isugu jira Waxbarasho iyo Caafimaad ka hirgilisay deegaanno hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowladda Hirshabelle.
Seddax goob oo Labbo kamid ah Xaruun Caafimaad tahay iyo kan kale oo ah Xaruun Waxbarasho oo qeybna jeebkeeda ka dhistay qeybna dadaal aay bixisay Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada Shabeellaha dhexe Fartuun Aadan Xeefoow ku yimid, ayeey bulshada deegaanka Cali Barre waxa aay aad ugu mahadceliyay Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada Shabeellaha dhexe Fartuun Aadan Xeefoow .
Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada Shabeellaha dhexe Fartuun Aadan Xeefoow ayaa marka laga yimaado horumarinta Dhallinyarada Shabeellaha dhexe waxa aay dhanka kale ka qeyb qaadataa horumarka gobolka Shabeellaha dhexe iyo caawinta qoysaska danyarta ah.