Guddoomiyaha gobolka ayaa Odayaasha dhaqanka kala hadlay muhiimadda aay lee dahay Dib-u-Heshiisiinta wada jirka iyo in laga shaqeeyo nabadda.
Kulanka waxaa ku sugnaa Taliye ku xigeenkii hore ee qeybta Booliska gobolka gobolka Hiiraan Kor. Cali Cabdi Mahad-Alle.
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye ayaa si habsi leh u wada howlaha maamulka ee gobolka waxuuna laba jibaaray wada shaqeynta Odayaasha dhaqanka.