Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufuroow) ayaa xilka ka qaaday Afhayenka maamulka gobolka Hiiraan Liibaan Cabdi Cumar.
Guddoomiyaha gobolka ayaa faray Howl-wadeenada Xafiiska Warfaafinta gobolka in aay shaqada sii wadaan inta masuul cusub looga magacaabayo xilka Afhayeenka maamulka.
![](https://radiohalgan.com/wp-content/uploads/2024/01/1000093217.jpg)
![](https://radiohalgan.com/wp-content/uploads/2024/01/1000093218-590x1024.jpg)