Guddoomiyaha Dhallinyarada Hirshabeelle Abdirisaq M Cabdulle ayaa ayaa barta Facebook ku leyahay ayoow ku qooray qoraalka hoose
TAARIIQ CUSUB.
Maanta caasimada Hirshabelle ee Jowhar waxay marti galineeysaa wafdi ka badan 200 oo madax iyo ururada bulshada rayidka ah isugu jira, waxaan halkaas uga furmi doona shirweeyne aay hageeyso wasaarada arimaha gudaha DG. Hirshabelle.
Shirkan oo kle taariiqda Hirshabelle lama qaban waana guulaha maamulkan uu suurtagaliyay.
Ka dhalinyara ahaan waxaa shirka nooga qeeybgalaya dhamaan madaxda dhalinyarada labada gobal iyo degmooyinka, waxayna halkaas aay kusoo bandhigi doonaan doorkooda hogaaminta ee bulshada uga jiraan.
Kaftan. Waxaa la’iisheegay in madaxdii ugu sareeysay ee Hiraan State ayna aay Jowhar ka casuumanyihiin. 😆