Beledweyne(Radiohalgan.com Wararka aan ka heleeno magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Garaab istaag u muujisay Beeshu Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane muuse salaad waheliye.
Wasiir hore Cabdi shakuur cismaan maxamed wasiir isloow ayaa yiri Sida wanaagsan ee aad garab istaaga iyo so dhaweeynta ugu muujiseen gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane muuse salaad waheliye
Sidokale waxaan leeyahay gudoomiyaha Gobolka hiiraan Mudane muuse salaad waheliye
Waa ku mahadsantahay inaad dhageeysato
Talooyinka dadka gobolka hiiraan
Tariikhada wey is qortaa gobolka hiiraan
Iyo dhamaan bulshada ku nool waxaan leeyahay
Maantay ayaa haysataan gudoomiye dhalinyaro ah aqoon ciidan leh aqoon maamul leh qibrad iyo wayo aragnimo u leh gobolka hiiraan sidaas darteed
Waa inaad si dhab ah u garab istaagtaan gudoomiyaha Gobolka hiiraan Mudane muuse salaad waheliye
Gobolka hiiraan waa uuw guuleestay si aan uwada guuleeysano aan garab istaagno gudoomiyaha Gobolka hiiraan
WABILAAHI TOWFIIQ
EX Wasiir Cabdi shakuur cismaan maxamed wasiir isloow