Xiddigii hore ee kooxda Liverpool Graeme Souness ayaa sheegay in ay Liverpool u baahnayd gool ka hor intii aan la gaadhin 90 daqiiqo.
Liverpool ayaa ahayd kooxda fiican intii badnayd ciyaarta waxana ay ka awood badnaayeen kooxda Man United.
Graeme Souness oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhiβMan United waxa ay Liverpool ku saaraysay cadaadis in ay gool dhalisoβ.
βKulamada sidan oo kale ah waxa aad u baahantahay gool ka hor 90-ka daqiiqoβayuu sii raaciyay.
Liverpool waxa ay u baahnayd gool laakiin arintaas ma dhicinβ.

