Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Gen. Gadi Eisenkot oo sheegay in aanay Dagaalka ka socda Bariga Dhexe lagu soo afjari Karin Xamaas

    Gen. Gadi Eisenkot oo sheegay in aanay Dagaalka ka socda Bariga Dhexe lagu soo afjari Karin Xamaas

    By radiohalgan.comJanuary 20, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Janaraal Gadi Eisenkot oo ah sarkaal howlgab ah oo u dhashay Israaiil oo ka xog-warramay go’aanka Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ee ah in uu sii soconaya Dagaalka ka dhanka ah Xamaas ilaa ay kasoo afjarayaan uusan runta ka hadlin.

    Waxa uu dhalanteed iyo kaftan ku tilmaamay in Israaiil ay guullo muhiim ah ka gaari karto iyada oo aanay jirin horumar muuqda ay ka samaysay dagaalka socda illaa 7diii Oktoobar 2023 keliyana ay ka dhaxleen dhiig-bax badan & niyad-jab xooggan.

    GEN. Gadi ayaa sheegay in Wiilkiisa lagu dilay Magaalada Gaza uuna kamid noqday qoysaska xubnaha ehelkooda ku waayay dagaalka aan dhammaadka lahayn isaga oo si cad uga hor yimid iskudayga kale ee Ra’iisul Wasaare Netanyahu uu ku abaabulayo dagaallo cusub.

    Ninkaan howlgabka noqday ayaa ku dooday in sida dagaalka uu u socdo marka laga tusaale qaato loo baahan yahay in wax badan laga baddelo maadaama askar & saraakiil badan ay ku waayeen dagaalkaas soconaya in ka badan 100ka cisho.

    Ra’iisul Wasaaraha Israaiil Benjamin Netanyahu ayaa si toos ah u sheegay in aanay maamulkiisu Doonayn in ay arkaan Dowlad ay leeyihiin Dadka Falastiin oo ka dhisan Bariga Dhexe isla markaana dhinac taalla isaga oo hadalkiisa sii raaciyay in uu diyaar u yahay sii kordhinta dagaallada socda.

    Hadalkaas ayaa marqura kiciyay dareenka Dad badan oo Falastiiniyiin ah halka kuwa Yuhuudda ay sheegeen in haatan xaaladdu uga sii darayso maadaama mowqifkii in muddo ah ay qarinayeen uu daboolka ka qaaday Benjamin Netanyahu.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.