Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Fernandes Iyo Rashford Oo Man United Ku Hogaamiyay Guul Muhiim Ah.

    Fernandes Iyo Rashford Oo Man United Ku Hogaamiyay Guul Muhiim Ah.

    By radiohalgan.comMarch 9, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa kusoo laabatay jidka guusha ee ay ka maqnayd labadii ciyaarood ee u dambeeyey ee horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, waxaanay galabta 2-0 dhibcaha kaga qaadatay Everton oo marti ugu ahayd Old Trafford.

    Laba qalad oo lagu galay Alejandro Garnacho ayaa rikoodheyaal lagu siiyey Manchester United qaybtii hore ee ciyaarta, waxaana goolal u beddelay Bruno Fernandes iyo Marcus Rashford oo uu mid walba dhamaystiray toogashadiisa.

    Everton oo ahayd koox isku dhax yaacsan oo la moodayey in aanay diyaar u ahayn kulankan, ayaa waxa ay ogolaatay in ay guusha waqti horeba u hannayso Man United oo iyaduna awoodi weyday inay goolal toos ah dhaliso, inkasta oo uu goolhaye Jordan Pickford ka badbaadiyey fursado badan.

    Kooxda Man United ayaa ahayd kooxda ku fiican dhinac walba iyaga oo isku xidhnaa sidoo kale doonayay in ay ciyaarta dilaan.

    Everton ayaa dhinaceeda heshayy fursado laakiin waxa ay aad ugu dhibataootay goolka hortiisa halka ay marar qaar Goolhaye Onana dhaafi waayeen.

    Daqiiqadii 12-aad ayay Man United rikoodhe u badashay gool waxana u dhaliyay xiddiga Bruno Fernandes kaas oo hogaanka u dhiibay kooxdiisa.

    Ka hor dhamaadka qaybta hore gaar ahaan daqiiqadii 36-aad ayay Man United heshay rikoodhe kale waxana u istaagay xiddiga Marcus Rashford.

    Rashford ayaa hubiyay in uu kubada shabaqa dhex-dhigo waxana uu kooxdiisa u dheereeyay hogaanka ciyaarta.

    Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Man United ka baxday laba guuldaro oo xidhidh ah horyaalka premier League.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.