Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Falcelin yaab leh oo ka dhalatay dib ugu soo laabashada dalka ee Farmaajo

    Falcelin yaab leh oo ka dhalatay dib ugu soo laabashada dalka ee Farmaajo

    By radiohalgan.comMarch 1, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Shacabka Soomaaliyeed ee isticmaalaha baraha bulshada, gaar ahaan Facebook ayaa si weyn uga falceliyey dib u soo laabashada madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta shaaciyey inuu sii joogi doono Muqdisho.

    Dadka qaar ayaa aad u taageersan Farmaajo inuu ku soo laabto Muqdisho, halka kuwo kale ay aad u dhibsanayaan, iyagoo inta badan ku hal-qabsanaya amniga soo hagaagay Farmaajo kadib iyo xiriirka Itoobiya oo heer sare joogay xiligii Farmaajo, balse hadda ay xiisadda labada dal cirka isku shareertay.

    Waxaan dib u eegnay dhigaalada fal-celinta ah ee dadku ku soo direen qeybta faalada ama comment-ga muuqaalkii uu Farmaajo galabta sii daayey, kadib markii uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

    Dadka ka soo aragti dhiibtay muuqaalka Farmaajo waxaa ka mid ah Maxamed Beerdoon oo yiri, β€œAbti waagii aad dadka dareenka wadaninimo uga faaiideysan jirtay, waa lasoo dhaafay Cabdiraxmaan Cabdishakuur weli kumaΒ Β ilaawin.”

    Cumar Hoone oo yiri β€œMahad Salaad iyo teamkiisa iska ilaali mudane madaxwayne.”

    Xasan Koronto ayaa yiri β€œDastuur meel ii dhig ee Xasan Sheekh u sheeg inuu baryada joojiyo oo xiriirka u jaro Itoobiya iyo Kenya.”

    Cabdifitaax Cawil Axmed ayaa yiri, β€œdalkeena si uu hormar u gaaro, waxaan ku talin lahaa in dhamaan mucaarad iyo muxaafid hal gogol iskugu yimaadaan, lagana wada tashado tilaabo walba oo masiiri ah, wax walba oo la gorfeeyo oo loo wada dhanyahay waxaa laga gaaraa natiijo iyo hormar balaaran.”

    Dhubad Yare ayaa yiri β€œIsku milankii dowladaadii iyo Shabaab ayaa wali lakala sifaynayaa oo waliba banaanka looga daba-tagay, walaalkaa Abiy Axmedna naqaska ayaa lagu dhajiyay.”

    Aragtida bulshada oo aad u badan intaan ayaan ka xuseynaa, dadkuna waxay isugu jiraan kuwo u muuqda inay weli taageersan yihiin oo xukunka dalka la rabaan Farmaajo iyo kuwo u muujinaya in dalku hagaagay kadibkiis oo amniga iyo diblomaasiyadda hormarro badan laga gaaray intii uu xukunka joogay Xasan Sheekh.

    Farmaajo ayaa muuqaal iska soo duubay markii uu yimid Muqdisho, wuxuuna sheegay inuu sii joogi doono oo ka shaqey doono arrimo siyaasi ah, sida wax ka bedelka ku socda dastuurka, maadaama uu yahay xubin ka mid ah baarlamaanka oo hadda gacanta ku haya howsha dhameystirka dastuurka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.