Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Falcelin xooggan oo ka dhalatay kulankii Sheekh Shariif iyo Farmaajo

    Falcelin xooggan oo ka dhalatay kulankii Sheekh Shariif iyo Farmaajo

    By radiohalgan.comMarch 3, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, xilli ay dhisayaan isbaheysi ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowladdiisa.

    Kulanka ayaa yimid maalin kadib markii uu Farmaajo kusoo laabtay dalka Jimcihii, isaga oo tan iyo markii looga adkaaday doorashada ku maqnaa dalka Qatar oo uu deganaa.

    Labada madaxweyne ayaa ka wada-hadlay arrimo ku aadan xaaladda guud ee dalka iyo doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.

    Farmaajo iyo Sheekh Shariif ayaa isku dhowaa tan iyo bilihii ugu dambeeyey ee xukunka Farmaajo, waxaana la rumeysan yahay inuu xiriir joogto ah oo dhow uu ka dhaxeeyey tan iyo dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh.

    Warar ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in labada madaxweyne ay Muqdisho ka billaabi doonaan olole siyaasadeed ballaaran oo lagu mucaaradayo dowladda madaxweyne Xasan Sheekh, oo ay ugu horreyso in la is-hortaago dhameystirka dastuurka dalka.

    Haddaba sidee looga falceliyay kulanka Shariif iyo Farmaajo?

    Maxamed Cabdiraxmaan Xuseen “Shariifow dhiiqa lugaha laguu galinayaa ee ka joog”.

    Yuusuf Socdaal “Siyaasaddu saaxbitinmo joogta ah ma laha dano joogta ah ayey leedahay ee 2026 iska suga, haddiii kale Muqdisho waa leydiinka tarxiilayàa la socda”.

    Maxamed Isaaq “Wlhi Thuma Wlhi mar kale inaa hotel Maa;ido ku weerarto muu rabaa?, mise ballan qaadaa u sameysay inaa weerari doonin?#8221;.

    Farxaan Cali “Madaxweyne Mohamed Abdulllahi farmaajo iyo Madaxweyne Sheik Shariif guuleysta”.

    Yaasir Maxamed “Waan soo dhaweyneynaa Soomaaliya waa inay heshaa dastuur la wada ogolyahay”.

    Xasan Cabdulqaadir Muudey “Maka wada hadasheen habeenkii Hotel Maa’ida uu weerarka idinku soo qaaday, isagoo xukunka dalka haaya Farmaajo?#8221;

    Cabdikaafi Xaaji Mukhtaar “Maasha Allaah labada madaxweyne ee dalkeenna Mudane Shariif Sheik  Ahmed iyo Mohamed Abdullahi Farmajo Allah ha idin sharfo, waxaana idinku waajib ah in aad dhiiragelisaan dalkeenna iyo shacabkeenna guuleysta”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.