Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Falcelin niyad-jab iyo lama filaan u muuqata oo ka dhalatay tallaabadii Xamza

    Falcelin niyad-jab iyo lama filaan u muuqata oo ka dhalatay tallaabadii Xamza

    By radiohalgan.comJanuary 29, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandheyn kooban ku sameeyay xukuumaddiisa, taasi oo saameysay laba wasaaradood oo keliya.

    Wasiiradda wasaaradda beeraha iyo waraabka iyo wasaaradda howlaha iyo guryeynta ayuu ra’iisul wasaaraha xilka ka qaaday, halka uu u magacaabay wasiiro cusub. Taasi oo ay ka dhalatay fal-celin niyad-jab iyo lama filaan u muuqata oo bulshada Soomaaliyeed uga dareen celiyeen tallaabada uu maanta qaaday ra’iisul wasaare Xamza.

    Caasimada Online oo indhaha la raacday fal-celinta ay bulshada Soomaaliyeed ka bixiyeen markii wareegtadan lasoo dhigay bogga Facebook ee xafiiska ra’iisul wasaaraha, ayaa qaarkood ku noqotay lama filaan maadaama ay dadka baddi ka sugayeen Xamza in uu buuxiyo wasaaraddo muhiim ah oo illaa hadda bilaa wasiir ah.

    Wasaaraddaha muhiimka ah ee wasiirka laheyn ayaa ah illaa saddex wasaaradood oo kala ah;

    1. Wasaaradda Amniga
    2. Wasaaradda Arrimaha Dibadda
    3. Wasaaradda Haweenka, oo AUN ay ka geeriyootay Khadiija Maxamed Diiriye.

    Hoos ka aqriso fal-celinta ka dhalatay arrintaan;

    Cabdicasiis Aadan: β€œRa’iisal Wasaare xilalka dalka muhiimka ah maxaad u magacaabi la’dahay wasaradaha amniga iyo dibadda?!.”

    β€œIsku shaandhayn oo aan boosaskii wasiirada amniga, arrimaha dibadda iyo haweenka aan la buuxin,” ayuu yiri Axmed oo sidoo kale ka fal-celiyay arrintaan.

    Maxamed Xalaale: β€œKuwa banaan buuxi intaad kuwo xilka ka qaadaysid.”

    Xamdaan Xiddig ayaa sidoo kale waxa uu yiri: β€œWaxba maaha labo wasaaradood oo caantayn ah oo la isku beddelay aaway wasaaradihii muhiimka ahaa ee banaana arrimaha dibada iyo amniga qaranka.”

    β€œWasiirrada qoondada meeye mise Xasan baa ku fadhiya Arrimaha Dibadda iyo Amniga Qaranka?,” ayuu yiri Maxamed Ismaaciil.

    Cabdirisaaq Khaliif: β€œWasaarada arrimaha dibadda iyo tii amniga oo dhawrka bilood bilaa wasiirka ah, maxaa wasiir loogu magacaabi wayay waliba xilligii loogu baahida badnaa baa la joogaa mise madaxwaynaha ayaa wasiirka arrimaha dibadda shaqdiisa qabanaya.”

    Cabdalla Xaaji:Β β€œWasaaradaha amniga, dibadda iyo haweenka ma madaxweyne Xasan Sheeh ayaa soo magacaabayo, ra’iisul wasaaraha yar yarka lee miyaa.”

    Xareed Bishaar Maxamed: β€œLabadii wasiir ee Daaroodka ma Xasan baa is leh Deni kula gorgortan?.”

    β€œIsku shaandheyn aan wasaaradaha bannaan la buuxin doonin maxaa waaye?,” ayuu yiri Daa’uud Cabdiqaadir Aadan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.