Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Fal-celin culus oo ka dhalatay isbeddelka maanta lagu sameeyay hay’adda NISA

    Fal-celin culus oo ka dhalatay isbeddelka maanta lagu sameeyay hay’adda NISA

    By radiohalgan.comApril 4, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay magacaabista agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA oo loo magacaabay Mudane Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo hadda ka tirsanaa Golaha Shacabka.

    Magacaabista Sanbloolshe ayaa timid kadib soo jeedin ka timid wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya, taasi oo ay maanta meel-mariyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya.

    Sanbaloolshe ayaa aqoon iyo khibrad u leh howlaha sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka, isaga oo dhowr jeer oo hore soo qabtay xilal kala duwan oo ay kamid yihiin, Wasiir, Xildhibaan, Danjire iyo Agaasimaha Hey’adda NISA oo uu noqonayo markii saddexaad.

    Isbeddelkan maanta lagu sameeyay hay’adda NISA ayaa waxaa ka dhashay fal-celin weyn, ayada oo xusan mudan tahay in booskaan uu banneeyay Mahad Salaad oo isagu u hanqal taagayaa hoggaanka sare ee Galmudug, isaggoo ka qayb-geli doona doorashada soo socota ee maamulkaasi.

    Haddaba, sidee looga fal-celiyay?

    Axmed Naaji Cabdalla: “Hambalyo Taliye Sanbaloolshe waa nin wayn u qalma Hay’adda NISA.”

    Cabdicasiis Cali-xiir ayaa isna waxa uu yiri “Wasaaradda wax soo jeedineysa wasiir xitaa malaha!.”

    Cabdullaahi Aadan Afyare: “Hambalyo Taliyaha la magacabay waxaan rajeynayaa shaqadaas inuu kasoo baxo iskana ilaaliyo xilka inuu dad ku dulmiyo maadama xilku yahay meerto.”

    Guuleed Maxamed ayaa sidoo kale waxa uu isna yiri “Ninka hada loo dhibay wallee Mahad baa dhamay laakiin aan aragno bal!.”

    Soo dhawaaw ayaan leeyahay Mahad Salaad intoo qabtay iyo kasii badan waa ku arki doonaa adigane Insha Allah,” ayuu yiri Cabdulqaadir Muxuyidiin.

    Yuusuf Xuseen Nuur: “Reer Hiiraan waxaan leeyahay kursi mug leh baad hesheene ee raadiya xasilinta gobolka Hiiraan, joojiyana dhowrka madaxweyne ee ad magacaabeysaan.”

    Cabdullaahi Xuseen Maxamed ayaa sidoo kale waxa uu isna yiri: “Sow Qalbi Dhagax uma dhiibin Itoobiya kan?!.”

    Agaasime Mahad Salaad amniga dalka howl la yaqaan ayuu kasoo qabtay, xilkuna waa meerto wuxuuna nooga tagay hal abuuro amni oo aad u sareyso aan ku xasuusaneyno nabad-galyo mudane. Agaasimaha cusub Sanbaloolshe soo dhawow ayaa leeyahay,” ayuu yiri Cabdullaahi Xasan

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.