Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay tallaabadii yaabka laheyd ee DEEYOW

    Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay tallaabadii yaabka laheyd ee DEEYOW

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Maxamed Deeyoow ayaa shalay u qubeeyey Taallada Xaawo-Taako, taasi oo fal-celin xooggan ay ka dhalatay.

    Dhawaan ayaa lasoo gaba-gabeeyey tartankii ciyaaraha gobollada oo Galmudug ayaa qaaday koobkii, waxaana sidaas looga badiyey xulkii uu taageersanaa Deeyoow ee HirShabeelle, taasi oo sababtay in uu sharadkii ka soo baxo oo u qubeeyo Taallada Xaawo-Taako.

    Muuqaal uu baahiyay Telefishanka Somali Cable ayaa waxaa kasoo muuqday Guddoomiye Deeyoow oo u qubeynaya Xaawo-Taako, wuxuuna sheegay sababta ku kaliftay inuu dhaqo oo nadiifiyo Taallada oo ku taalla afaafka hore ee madaxtooyada qaranka.

    β€œMarkii hore waxaan taageerayey xulka gobolka Banaadir, markii laga badiyey waxaan hadana taageeray HirShabeelle, intii aan laga badin waxaan galay sharad ah inaan u qubey doono taallada Xaawotaako, markii xulkii aan watay laga raayey waan ku qasbanahay inay sharadda soo furo,” ayuu yiri Deeyoow.

    Maxamed Deeyoow ayaa aad u isticmaala baraha bulshada, waxayna isku xifaaleeyaan dhalinyarada kale oo qaarkood taageersanaa xulka guuleystay ee Galmudug. Waxaana siyaabo kala duwan looga fal-celiyay tallaabada uu qaaday.

    Haddaba, Sidee looga fal-celiyay?

    Hilowle ayaa waxa uu yiri β€œMaxamed Deeyoow ballantii aad qaadey waad oofisay ee hore u soco Boondheer nadaafadeeda lagaa rabaa.”

    Jacfar Tiirow: β€œQof dumar ah oo u wakiishto ma waayay gudoomiyaha intuu asiga gacanta la aadi lahaa gudoomiyaha reer Galmudug kama xishoonin Deeyow.”

    β€œGudomiye wad ku mahadsan thy sida mamada ugu qubaysay,” ayey tiri Ayaan Aragsan oo ka fal-celisay tallabada uu qaaday Guddoomiye Deeyoow.

    Cabdiraxmaan Suleymaan: β€œMeel lagu hoogay oo maalyacni ah ayaan dabada heynaa hadda qofkaan waa guddoomiye Degmo Xamar ka tirsan ah waxa mushkilad iyo dhibaato degmadaas dhax yaalo.”

    Cabdikariim Axmed Barrow: β€œWaa sharaf dhac in halgamaa Xaawo Taako aad iskoobe ku dhaqdo Deeyoow.”

    β€œWallee Soomaaliya ma dhawa bal eeg masuul dowladeed weeye ruuxaan hadana sidii ilmihii buu dhaqmi. Sharad bal muxuu yahay Galmudug hambalyo kaliya maa uu dhaho, halkaasna looga gudbo sheekada ka bad-badis yaan laga dhigin hanbalyo hanbalyo Galmudug,” ayuu yiri Maxamed Cantoobo.

    Maxamuud Nuur: β€œGuddoomiye Maxamed Deeyoo waa nin ballan leh. Sharadkii ahaa in haddii HirShabelle laga qaado koobka uu u qabeynayo Xaawo Taako wuu kasoo baxay.”

    Cumar Cali Dhiblawe ayaa isna waxa uu yiri β€œLaba marba waa yaabe waa marka koowaad waxaan layaabe nin umad dhan hogaan u ah iyo dhaqankaan waa mar 2-aad haddane tv-ga waxaas noo soo warinayo wallee xikmadi dhimatay.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.