Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay dalacsiinta iyo magacaabista SULUB

    Fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay dalacsiinta iyo magacaabista SULUB

    By radiohalgan.comSeptember 26, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Falcelin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay kadib markii  xil cusub iyo dalacsiin darajo uu isku helay taliyihii hore ee ciidanka Booliska Soomaaliya, Jeneraal Sulub Axmed Firin oo haatan lagu beddalay Asad Cusman Diyaano oo ay maanta magacaabiistiisa meel-mariyeen xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya.

    Kahor inta aan xilka laga qaadin Sulub wuxuu madaxweynaha Soomaaliya u dallacsiiyay darajada Sarreeya Gaas, kadib munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho.

    Sidoo kale ra’iisul wasaare Xamza ayaa ninkan saacado uun kadib u magacaabay xilka wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada, si uu uga mid noqdo golihiisa wasiirada.

    Sulub oo si gaar ah isku xisaab ku yihiin ra’iisul wasaare Xamza gudaha saami-qeybsiga reerka uu Xamza ku metelo 4.5 ayaa dheelinaayay muddooyinkii lasoo dhaafay, iyada oo hadda ra’iisul wasaaraha uu hiilo wayn siiyay taliyihii hore ee ciidamada Booliska.

    Haddaba sidee looga falceliyay dallacsiinta iyo magacaabista Sulub?

    Qaar kamid ah dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada ayaa si weyn uga hadlay arrintan, waxayna dadka hadlay ay ka bixiyeen fasiraado kala duwan.

    Ayaanle Cabdullahi ayaa falcelintiisa ku yiri “Soomaaliya ayaa laga helaa qof saacado kahor taliye ahaa saacado kadibna wasiir Ah”.

    Cabdimahad Guure Barre ayaa yiri “Dalacsii oo xilka ka qaad, wasiir ku xigeenna ku abaal mari ayaa la yiraahdaa alaabtaan”.

    Cabdicasiis Nuur “Xamza xariif waaye ina adeerkiisa wax la’aan ma dhigin saasaa laga rabaa nin waliba ninkiisa ha noleysto”.

    Mustaf Aadan ayaa isna su’aal ka keenay “Saacad ka hor ciidan ayuu ahaa hadana wasiir maa ka dhigteen?#8221;

    Maxamed Cusmaan “Maanta generaal baa darajo garbaha loogu xirayay caawana wasiir gaadaid, markaan dowladnimadu wax miisaan iyo macno toona kuu lahayn”.

    Cali Xasan Waare ayaa isaguna ku jawaabay “Dowlad nimada Soomaaliya waxay noqotay bariiskeyga meel ku sheeg”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.