Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Fahad Yaasiin oo maanta qaaday tallaabo kale wax ka yar laba bil

    Fahad Yaasiin oo maanta qaaday tallaabo kale wax ka yar laba bil

    By radiohalgan.comMarch 4, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranke Soomaaliya ee (NISA), iyo agaasimihii madaxtooyada, Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa maanta qaaday tallaabo kale wax ka yar laba bilood, isaga  sameystay ciwaan cusub oo baraha bulshada ah, gaar ahaan aaladda Facebook.

    Fahad Yaasiin oo qoraal kooban soo saaray ayaa ku sheegay inuu ciwaan gaar ah uu ku yeeshay barta Facebook-ga kaasi oo uu ku furtay magaciisa oo u dhigan @Fahad Yasin.

    Qoraalka uu soo saaray wuxuu ku sheegay in ciwaankan cusub uu noqon doono kiisa labaad ee rasmiga ah oo uu ku yeesho baraha bulshada, maadaama muddo hadda laga joogo 40 cisho uu horay ciwaan uga furtay barta X Twitter, halkaas oo kusoo bandhigo farriimihiisa siyaasadeed

    Sababta waxa uu ku sheegay in dalka uu ku jiro xaalad adag oo aan laga aamusi karin, taas oo ku aadan madax banaanida dalka oo uu tilmaamay in lagu soo xadgudbay.

    Sidoo kale wuxuu kusii daray in saaxibo badan ay kula taliyeen inuu furto ciwaankan, si uu uga soo muuqdo fagaarayaasha siyaasadda.

    Keddib markii aan arkay xaaladda dalku marayo oo ah mid aan laga aamusi karin oo madaxbannaanideena lagu soo xadgudbay, saaxiibo kala duwanna ay igula taliyeen inaan sameysto bar aan fariimaha kusoo gudbiyo, waxaan garowsaday inaan yeesho cinwaankan labaad ee barta Facebook oo noqonayo kan rasmiga ah ii imatala” ayuu yiri Fahad Yaasiin.

    Waxaa kale oo uu sii raaciyay “Cinwaan kasta oo kale oo magacayga xanbaarsan, waa mid ay si iskood ah u furteen xariifiin gacmo shisheeye ama masaakiin maciin biday iney beenta ka macaashaan”

    Ninkan oo caan ku ahaa inuu is qariyo, isla markaana kasoo muuqan warbaahinta, baraha bulshada iyo shirarka ayaa u muuqdo inuu haatan kasoo baxay daaha gaashadiisa, si uu uga soo muuqdo fagaraayaasha siyaadda.

    Tallaabada uu mar kale maanta qaaday ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah Soomaaliyna ay ka taagan tahay xiisadda Badda ee Itoobiya iyo dood kale oo ku aadan arrimaha dastuurka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.