Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Fadeexad weyn oo ka dhalatay gargaar daawo ah oo SODMA geysay gobolka Hiiraan

    Fadeexad weyn oo ka dhalatay gargaar daawo ah oo SODMA geysay gobolka Hiiraan

    By radiohalgan.comMay 26, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Fadeexad weyn oo ka dhalatay gargaar daawo ah oo SODMA geysay gobolka Hiiraan

     

    Waxaa ceeb iyo fadeexad weyn ka dhalatay gargaar daawo aheyd oo maalin ka hor degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan uu geeyay gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macalin Cabdulle.

     

    Guddoomiyaha SODMA oo hadal koobna ka jeediyay maalin ka hor munaasabad uu ku wareejinaayay gargaarkaan oo ka koobna dhowr iyo toban kartoon ayaa sheegay iney ku jiraan daawooyin tayo leh oo loogu talo galay ciidanka Macawiisleeyda ee dagaalka kula jira Al-shabaab.

     

    “Waxaan idiin keenay daawo tayo sare leh oo loogu talo galay gargaarka deg dega ah kuna filan ilaa sadax bilood in dhiig joojin loogu sameeyo ciidanka difaaca ee dagaalka kula jiro Al-shabaab” ayuu yiri guddoomiyaha SODMA maruu wareejinayay gargaarkan.

     

    Intaa kadib waxaa lasoo wariyay in kartoonada SODMA geysay Moqokori markii la furay in lagu dhex arkay dharka iyo qalabka kale ee looga gaashaanto cudurka COVID 19, taasina waxay noqotay mid sii kordhisay fadeexad horay uga taagneyd markii horaba dhowrka kartoon ee SODMA laba diyaaradood ku geysay Moqokori.

     

    “Diyaarado dhan ayaa loo soo kireystay dhowr kartoon oo faleenbo ah iyo qalab dhacay oo loogu talagalay la tacaaliddii Covid-19. Waa masuul dowladeed oo yimid furin dagaal, meydba yaala dhaawacyo baa jira hadana wuxuu keenay qalab dhacay oo Covid 19 ah, 24 xabo oo faleebo ah iyo sharoobooyin dhicitaankoodu ka harsan tahay 3 bilood kaliya” ayuu yiri masuul ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan..

     

    Si kastaba ha ahaatee dhacdadan ayaa noqotay mida ugu hadal heynta badan saacadahii lasoo dhaafay dhanka baraha bulshada, taasoo dad badan ka yaabisay, mana jiro wax war ah oo wali kasoo baxay dhanka hay’adda SODMA oo ku aadan fadeexada dul hoganeysa.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.