Faa’idooyinka laga hellay hashiiskii ankara ee u dhaxeyay Somalia iyo itoobiya
aqriso qodabada Hoos ku qoran si aad u fahamto guusha uu hellay Qaran-keenna
1: Ethiopi waxay ogolaatay in Sifa sharci ah iyo qawaninta Caalamiga ah in ay ku gaarto
Biyaha somaliya taasi oo lagu Fasiri karo in Ethiopia ka laabatay in Somalia Badeedda Si sharci daro ah ku gaarto
2: midnimada somaliya in ay Tahay arin muqadas ah oo lama Taabtaan ah iyo in laga laabto Ictiraaf ku sheegii Somaliland .
3: damacii Ethiopia oo ahaa in Ay saldhig military ay kasameysato gacanka carbeed si ay Atoore uga noqoto mowqica Istaratijiga u ah caalamka intiis Badan damacaas guracan waa ka laabatay Ethiopia.
4: dakhli cusub iyo ganacsi Baaxad weyn ay ka helidoonto Somaliya hashiiska ankara, ayada oo ka faa’ideysaneyso Shacabka tirida badan ee Ethiopia.
Intaa waa Guusha uu gaaray Qaran-keenna
Ugu Danbeyn
•Si xun wax u fasir sixiroow wuu ka darran yahay .
•Waxaa soo afjarmay damacii Dowlada Ethiopia ayada oo ogolatay in ay marto sharruucda Calamiga ah iyo qawaaninta u
Dagsan dowladaha an badaha Laheyn .
W/Q Xildhibaan hore ahna
Lataliyaha Madaxweynaha
Cabdulqadir sheikh Xanafi