Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

      September 3, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025

      Maamulka Mandheera oo cadeeyay in dowladda Kenya ay taageero u fidisay ciidanka Jubbaland

      August 31, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

      September 3, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comSeptember 3, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Xaafada Buundo weeyn ee Magaalada Baladweyne

     

    Dableey Hubeeysan oo ku sugnaa Xaafada Buundo weeyn iyo Ciidamada Booliska ayaa ka dhashay Khasaaro kala Duwan, inta la xaqiijiyey waxaa iska hor imaadkan ku dhaawacmay Dhaqane Cabdullaahi Wehliye oo loo yaqaano Xiirane oo ah Macalin Tababare oo ka tirsan Ciidanka Boliiska soomaaliya

     

    iska hor imaadka Dableeyda Hubeeysan iyo Ciidamada Booliska ayaa yimid kadib markii maleeshiyaadka ay diideen in Injineero ay Cabiraan laamiga Xaafada Buundo weyn halkasi oo la filayo indhawaan dhismo lagu Billaabo

     

    illaa haatan majirto wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga maagaalada Baladweyne oo ay kaga hadlayaan iska hor imaadka maanta ka dhacay Xaafada Buuno weeyn ee Magaalada Baladweyne

     

    Wixii faah faahin ah kala Soco radiohalgan.com

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025

    Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

    September 2, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.