Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Duqa Muqdisho oo qorsheenaya in uu xilka ka qaado Guddoomiyaal kale oo degmo

    Duqa Muqdisho oo qorsheenaya in uu xilka ka qaado Guddoomiyaal kale oo degmo

    By radiohalgan.comJune 12, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Muungaab, ayaa seefta xil ka qaadista gasha kala baxay, waxa uuna xalay xilka ka qaaday guddoomiyaashii degmooyinka Dharkeenley iyo Waabari ee gobolka Banaadir.

    Sida aan xogta ku helnay guddoomiye Muungaab, ayaa sidoo kale qorsheenaya in uu xilka ka qaado guddoomiyaal kale oo degmo, kuwaa uu aaminsan yahay in aysan aragtidiisa ku shaqeyn karin, sidoo kale aysan la jaanqaadi karin nidaamka uu rabo in uu wax ku maamulo.

    Guddoomiyaasha degmooyinka qaarkood , ayaa hadda waxaa lasoo darsay cabsi ku aadan in xilka laga qaado, waxa ayna guddoomiyaashan bilaabeen in ay raadiyaan xildhibaannadii markii hore meesha keenay si ay ugu ilaaliyaan uguna difaacaan kursiga.

    Muungaab, oo markii xilka loo magacaabayay Madaxweynaha kula heshiiyay in faraha looga qaado maamulka gobolka looma oggolaado in ciddii uu doono xilka ka qaado kuwa uu doonana magacaabo, taas oo meesha ka saareysa in guddoomiyaal maqaar saar ah awood kale maamulka kusii hayaan.

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab, ayaa lagu xasuustaa in muddo xileedkii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh marka isla xilka loo magacaabay uu xilka ka qaaday guddoomiyaashii degmooyinka gobolka Banaadir, waxa uuna xilligaasi keenay dhallinyaro aqoonyahanno ah oo u badnaa kuwa Sudan wax kusoo bartay.

    Duqii hore ee Muqdisho Maxamed Amiir, ayaa shan bil kaddib xilka laga qaaday isaga oon wax is beddel ah ku sameyn maamulada degmooyinka gobolka Banaadir, halka Muungaab oo hadda xilka haya muddo isbuuc ah uu xilka ka qaaday labo guddoomiye degmo, kuwa kalana hadda uu qorsheenayo.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.