As salaamu caleykum wrwb.
Waxaan tahniyad & bogaadin u dirayaayaa bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Hiiraan & beesha Xawaadle munaasabadda duubista & caleemo saarka Ugaas Yusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo maanta ka dhacday deegaanka Daharo Ugaas ee gobolka Hiiraan.
As salaamu caleykum wrwb.
Waxaan tahniyad & bogaadin u dirayaayaa bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Hiiraan & beesha Xawaadle munaasabadda duubista & caleemo saarka Ugaas Yusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo maanta ka dhacday deegaanka Daharo Ugaas ee gobolka Hiiraan. pic.twitter.com/Sb6vO6mtaA
— Abdinur Sheikh Mohamed (@AbdulnuurSheikh) May 13, 2024