Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa shir ku qabsoomay qadka Taleefoonka la qaatay wasiiradda Maaliyadda dowlad goboleedyada dalka ka jira.
Shirkan ayaana looga wada-hadlay arrimo badan oo ku saabsan horumarinta maaliyadda dalka, maadaama dowladda Federaalka Soomaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa, kuwaa oo cuuryaamiyay dhaqaalaha Soomaaliya.
Halkan ka AKhriso War-saxaafadeed laga soo saaray shirkan.
