Close Menu
    What's Hot

    DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

    February 7, 2026

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Dowladda Soomaaliya oo cadaadis xooggan saartay Itoobiya

    Dowladda Soomaaliya oo cadaadis xooggan saartay Itoobiya

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cadaadis xooggan oo dhanka Diblumaasiyadda u badan saartay Itoobiya kaddib markii Xukuumadda Addis Ababa ay 1dii Janaayo 2024 ay shaacisay heshiis ka dhan ah madaxbannaanida iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed.

    Tallaabooyin kala duwan ayay Dowladdu qaadday, Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Hay’adaha kala duwan Dowladda, Qurba-joogta, madax xilal kala duwan Dalka kasoo qabtay & dhinacyo kale ayaa diiday damaca gurracan ee Itoobiya.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aanay marnaba gorgortan ka geli doonin in lagu xadgudbo taako kamid ah Ciidda, Badda & Hawada oo ah haybad gaar ah uu alle ku mannaystay Soomaalida.

    Go’aankaan adag ayay Dowladda Federaalku ku heshay garab istaag xooggan oo dhinaca Waddamada badan, Hay’adaha caalami ah, Ururro ay xubin ka tahay iyo dhinacyo kale oo dhammaan muujiyay in heshiis ku sheegga Itoobiya uu yahay mid sharciga dhinac marsan.

    Lataliyaha dhinaca Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Ridwaan Xuseen oo ah ninka ugu badan ee sida xad-dhaafka ah uga hadlayay damaca gurracan ee Itoobiya ayaa markaan wax ka baddelay hadallii adkaa uu uga hadlayay heshiis-beenaadkaas.

    Ridwaan ayaa qoraalkiisii ugu dambeeyay uu soo dhigay barta X ee horay loo oran jiray Twitter ayaa markaan sheegay in ay dhagaysan doonnaan saaxiibada si loo helo isku-dubbarid dedaallada lagu dhimayo xiisadda ka dhalatay heshiis beenaadkaas.

    β€œIyada oo ay qayb ka tahay ballan-qaadkeenna, waxaan laba-jibaari doonnaa dadaalkeenna si aan u hubinno is-fahan wanaagsan. Waxaan dhageysan doonnaa saaxiibbada si loo helo isku-dubbarid dadaallada lagu dhimayo xiisadda, Waan sii wadi doonaa dadaalka aan ugu jirno in aan si joogta ah u gaarno gabogabada iyadoo dhamaan tixgalin faa’iido leh la isku muujinayo” ayuu yiri Ridwaan Xuseen.

    Itoobiya waxa ay la kulantay cadaadis xooggan oo uga imaanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xukuumadda Abiy Ahmed ayaa ka baaqatay shirkii uu ku baaqay Urur Goboleedka IGAD ee Uganda ka dhacay 18kii Janaayo 2024 waxaana markale kusii ifay tooshka haya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

    February 7, 2026

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

    February 7, 2026

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.