Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ballan-qaad culus u sameysay 25 dhalinyaro oo Shabaab ka difaacay

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ballan-qaad culus u sameysay 25 dhalinyaro oo Shabaab ka difaacay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 23, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe ballaaran oo ay ku garab istaageyso ciidamadii deegaanka ee kooxda Al-Shabaab kula dagaalamay deegaanka Ceel Cali Axmed ee gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan 25-kii dhalinyaro ee jilibka u dhigay Khawaarijta, kana difaacay inay qabsadaan deegaanka.

     

    Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu ku jiro wasiirka caafimaadka, Dr Cali Xaaji Aadan ayaa qaar kamid ah dhaawacyada dhalinyaradaas ku booqday isbitaalka Xoogga, iyaga oo u kuur galay xaaladdooda caafimaad oo lagu dabiibayo isbitaalka.

    Wasiirka ayaa ballan-qaaday in dhalinyaradaan loo sameyn doono maamuus gaar ah, isla markaana ay dowladdu ku dari doonto diiwaanka geesiyaasha qaranka.

    Waxaan maanta Isbitaalka Xoogga ku booqanay geesiyaashii ku dhaawacmay Ceel Cali Axmed iyagoo la dagaallamaya Khawaarijta, dowladdu waxa ay geesiyaashaan ku daraysaa diiwaanka Qaranka.” ayuu yiri wasiirka caafimaadka xukuumadda Soomaaliya.

    Dhalinyaradan ayaa dagaal adag la galay Al-Shabaab, iyaga oo difaac ka galay gudaha masaajidka deegaanka oo ay ka dhex-dagaalamayeen muddo 24 saac, kadib markii ay soo weerareen maleeshiyaadka Khawaarijta oo doonayay inay cagta mariyaan halkaasi.

    “Waxaa soo aragnay 25-kii dhalinyaro halganka gaarka ah ka galay Ceel Cali Axmed ee masaajiidka difaaca uga jiray 24 saac ee halkaas Khawaarijta jabka ku gaarsiiyay intii ka dhaawacantay ayaan si gaar ah usoo aragnay iyo dhaawacyada guud ahaanba, waxay muujiyeen halyeynimo iyo geesinimo aan horay loo arkin” ayuu mar kale yiri wasiirku.

    Dagaalkii Ceel Cali Axmed ayaa noqday mid kamid ah kuwii ugu adkaa ee lagu jabiyay argagixisada, waxaana lagu gaarsiiyay khasaare culus oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, waxayna ku waayeen dagaalkaasi horjoogayaal iyo maleeshiyaad tiro badan.

    Waxaa sidoo kale laga gubay gaadiidkii ugu badnaa oo lagu soo bandhigay gudaha deegaanka Ceel Cali Axmed, kadib markii laga burburiyay iinta uu socday dagaalka.
    https://youtu.be/bqd2fuN7qTc?si=27tbRGLq2Y_KQY8R
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.