Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

    August 16, 2025

    Maxay ka wada hadleen odayaasha caawa lakulmay Gudoomye muuse salaad wehliye?

    August 15, 2025

    Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

    August 15, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

      August 16, 2025

      Maxay ka wada hadleen odayaasha caawa lakulmay Gudoomye muuse salaad wehliye?

      August 15, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      DEG DEG Madaxweyne hore Xil Sh Shariif ayaa si adag u cambaareeyay dagaalka ka socda Muqdisho

      August 14, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

      July 31, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

      August 16, 2025

      Maxay ka wada hadleen odayaasha caawa lakulmay Gudoomye muuse salaad wehliye?

      August 15, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      DEG DEG Madaxweyne hore Xil Sh Shariif ayaa si adag u cambaareeyay dagaalka ka socda Muqdisho

      August 14, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Dowladaha Soomaaliya & Itoobiya oo kuwada hadlaya Turkiga

    Dowladaha Soomaaliya & Itoobiya oo kuwada hadlaya Turkiga

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 30, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadad & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u safray Dalka Turkiga si ay ugu qaybgalaan wadahadalka Ankara ay garwadeynka ka tahay ee Itoobiya ay la yeelanayaan.

    Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Wasaaradda Arrimaha Dibadad Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Turkiga ay wadahal dhex-dhigayso wufuudda kala metalaysa Xukuumadaha Muqdisho & Addis Ababa.

    “Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkiga” ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

    Waxaa lasii raaciyay: “Dowladda Soomaaliya waxay ku taagantahay mabda’eeda ah ilaalinta madaxbanaanida, gobonnimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya”.

    Cilaaqaadka ka dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya & Itoobiya ayaa hoos usii dhacayay wixii ka dambeeyay 1dii Janaayo 2024 kaddib markii Xukuumadda Addis Ababa ay shaacisay heshiis beenaad ay la gashay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan Heshiis uu aqbalay Baarlamaanka 11aad la gashay Dowladda Turkiga waana Difaaca Badda iyo in ay tababarto ciidanka Qaranka ee mustaqbalka la wareegaya mas’uuliyadda ilaalinta baddooda.

    Abiy Ahmed waxaa koray culays xooggan oo uga yimid Gudaha & Dibadda waxaana garabkiisa ka baxay Dalalka ugu firfircoon Qaramada Midoobay oo si bareer ah u sheegay in ay garab taagan yihiin Midnimada, wadajirka & Madaxbannaanida Soomaaliya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

    August 16, 2025

    Maxay ka wada hadleen odayaasha caawa lakulmay Gudoomye muuse salaad wehliye?

    August 15, 2025

    Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

    August 15, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

    August 16, 2025

    Maxay ka wada hadleen odayaasha caawa lakulmay Gudoomye muuse salaad wehliye?

    August 15, 2025

    Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

    August 15, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.