Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

    March 3, 2026

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

      March 3, 2026

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

      March 3, 2026

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Dowlada Iran oo iska fogeysay weerarkii lagu laayey askarta Mareykanka

    Dowlada Iran oo iska fogeysay weerarkii lagu laayey askarta Mareykanka

    By radiohalgan.comJanuary 29, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Iran ayaa iska fogeysay weerarka lagu dilay saddex ka mid ah ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa saldhiga Mareykanka ee Urdun Axadii, halka tiro 30 ka badana la dhaawacay waxayna bayaan ay soo saartay ku sheegtay in eedeymaha ka dhanka ah jamhuuriyadda Islaamiga ah ay tahay β€œmid aan sal iyo raad lahayn”.

    Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Nasser Kanaani ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in kooxaha iska caabinta gobolka aysan ka amar qaadan Iran.

    β€œWaxaan aaminsanahay in gobolku uusan u baahnayn xiisad dheeraad ah ama dagaal cusub,” ayuu yiri.

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa wacad ku maray inuu la xisaabtami doono kuwii ka dambeeyay dhimashada askartiisa, wuxuuna ku eedeeyay weerarada ka dhanka ah kooxaha mintidka ah ee ay taageerto Iran.

    β€œWaxaan rumeysannahay in dagaalka Gaza uusan ahayn xalka, xabbad joojin degdeg ahna waxay saldhig u noqon kartaa soo celinta nabadda gobolka,” ayuu yiri Kanaani.

    Weerarkii Axaddii ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku qaadeen saldhiga Tower 22 ee u dhow xuduudka Suuriya, ayaa noqonaysa kii ugu horreeyay oo ciidamo Mareykan ah lagu laayo tan iyo markii uu billowday dagaalka Gaza. Ugu yaraan 34 ka tirsan ciidamada Maraykanka ayaa sidoo kale ku dhaawacmay weerarka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

    March 3, 2026

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

    March 3, 2026

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.