Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Donald Trump oo ku guuleystay Doorashada Maraykanka & Netanyahu oo noqday qofkii ugu horreeyay ee u hambalyeeyay

    Donald Trump oo ku guuleystay Doorashada Maraykanka & Netanyahu oo noqday qofkii ugu horreeyay ee u hambalyeeyay

    By radiohalgan.comNovember 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Donald Trump oo ahaa Madaxweynihii 45aad ee Dalka Maraykanka ayaa markale ku guuleystay Madaxweynaha 47aad ee Dalkaas, sida muuqata codadkii la tiriyay waxa uu meel cad uga tagay haweeneydii la loolantay ee Kamala Harris, waxaana meesha ka baxay awoodda Maamul ee Xisbiga Dimuqraadiga.

    Trump ayaa durba guddoomay fariimo hambalyo ah, Ninkaan mar ku sigtay in laga reebo loolanka Doorashada sabab la xiriirta fadeexooyin lagu soo oogay ayaa bisha janaayo waxa uu xafiiska kala wareegi doonnaa Madaxweyne Joe Biden oo awoodi waayay in uu la baratamo xaalado u gaar ah darteed.

     

    Qofkii ugu horreeyay ee soo dhaweeyay Doorashada Donald Trump waxa uu noqday Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo mowjado siyaasadeed dhexda ka dabaalanaya, inkasta oo Benjamin Netanyahu isugu mid tahay qofkii guuleysta labada Musharrax balse Kamala Harris waxa uu u arkayay in aanay la jaanqaadi Karin.

    “Mudane Donald & Marwo Melania Trump, hambalyo, taariikh weyn oo dib usoo laabasho ah, dib ugu soo noqoshadiina aqalka Cad waxa ay aasaas u tahay Ameerika awood leh oo xulufo la noqota Israa’iil, Benjamin iyo Sara Netanyahu” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahay.

    Meelo badan oo kamid ah Dalka Maraykanka waxaa ka socda isu soobaxyo waa weyn oo ay dhigayaan taageerayaasha Donald Trump iyo Xisbigiisa ee Jamhuuriga, halka xarunta loo diyaariyay in ay ku damaashaadaan Taageerayaasha Kamala Harris & Xisbigeeda Dimuqraadiga qalbi jab iyo kala tag uu ka jiro.

    Donald Trump ayaa muddo xileedkiisa labaad waxa ay uga dhigan tahay in uu ka guuleystay Haweeneydii labaad, horay waxa uu 2016kii uga adkaaday Hillary Clinton halka 2024 uu garaacay Kamala Harris, inkasta oo sanadkii 2020kii markiisa uu dhulka ku jiiday Joe Biden.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.