Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Diyaaradaha Ethiopian Airlines oo laga joojiyey isticmaalka hawada Soomaaliya

    Diyaaradaha Ethiopian Airlines oo laga joojiyey isticmaalka hawada Soomaaliya

    By radiohalgan.comMarch 1, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday inay joojisay duullimaadyadii ay ku mari jirtay hawada Soomaaliya, kuwaasi oo tagi jiray dalalka Aasiya, kadib markii dhawaan ay khatar ku gashay hawada gobollada waqooyi ee Somaliland.

    Duullimaadyadii ay diyaaradaha shirkadaasi ku tagi jireen dalalka qaaradda Aasiya waxay ku mari jireen hawada Soomaaliya, balse hadda waa iska joojiyeen duulimaadkaas, kadib toddobaadkii hore ay isku dhici gaareen Ethiopian Airlines iyo Qatar Airways.

    β€œShirkadda ayaa go’aankaan gaartay, sababtoo ah maamulayaasha hawada Soomaaliya kama aysan helin adeegga duulista hawada oo ammaan ah,” ayuu yiri Mesef Tase oo ah maamulaha guud ee shirkadda oo BBC la hadlay.

    Maamulaha ayaa cadeeyey in go’aankaasi uu la xiriiro khatartii ay ku galeen hawada Soomaaliya maalmo ka hor, β€œIyadoo la raacayo hab-dhaqanka caalamiga ah, waxaanu ku wargalinay hay’adaha duulista rayidka ee ay qusayso marka shil noocaan uu dhaco, waxaa lagu wargeliyay hay’adaha duulista rayidka Soomaaliya iyo Itoobiya, balse ma aanaan helin wax jawaab ah,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

    Maamulaha ayaa si cad ugu dhawaaqay in go’aanka shirkadda Ethiopian Airlines uu yahay in hadda kadib aysan adeegsan hawada Soomaaliya, sabab la xiriirta β€˜badqabka diyaaradahooda’ sida uu hadalka u dhigay.

    Wuxuu sheegay inay isticmaali doonaan waddooyin kale, iyada oo la eegayo bad-qabka, β€œWaxaa noo furan inaan isticmaalno hawada wadanka Jabuuti, iyada oo qarash dheeri ah uusan naga bixin” ayuu hadalkiisa ku sii daray maamule Mesef Tase.

    Dhinaca kale, Maamulaha Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa caddeeyay in duullimaadyadii ay ku tagi jireen Muqdisho iyo Hargeysa aysan waxaba iska baddali doonin oo ay sidoodii yihiin, isla markaana aysan wax dhibaato ah ka jirin taas, sida uu sheegay.

    Labo diyaaradood oo shirkadaha Ethiopian Airlines iyo Qatar Airways ay kala leeyihiin ayaa isku dhici gaaray toddobaadkii hore, kadib markii maamulka Somaliland uu qalqal ku furay isticmaalka hawada gobollada waqooyi, balse nasiib wanaag, qadar aad u yar ayey ku kala badbaadeen diyaaradahaas oo siday rakaab badan.

    Go’aanka Ethiopian Airlines ayaa imaanaya xilli Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku dagaaleen damaca badda Soomaaliya uga jira Itoobiya, xiisadaas ayaa gaartay mele sare, waxayna cilaaqaadka labada dalka ku sii yeelaneysaa saameyn badan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.