Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email Xildhibaan Cabduqaadir Maxamuud Oow-bakar Dhagaweyne oo ku sugan furimaha dagaalka ayaa beeniyay warar shaqsiyaad u adeega Argagixisada baraha bulshada ku baahiyeen
Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed iyo Masuuliyiin Kale ayaa maanta booqday deegaannada Cadoow Gureey iyo Xaawa Gadiid, iyagoo dhiirrigelin u muujiyay ciidamada geesiyaasha ah ee difaacaya shacabka.February 26, 2025