Gudumiyahii hore ee dagmada halgan Maxamed Guhaad Abdi ayaa yiri Magacabisda iyo Warqad Facebook ayaan ku arkaay latashii laan waa ceeb in Magaceega waqad lagu qoraa saas waxa yiri Ex Gudoomiye Degmadda Halgan.
Wasarada arimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Magacwaday Gudoomiyaha iyo kuxigeenka hase haatee Waxa ka hor yimiid Gudoomiye Ku xigeenka

