Laascaanood oo Dameeraha laga Saaraya.
- Dowladda Hoose ee degmada Laascaanood ee caasimadda maamulka SSC-Khaatumo ayaa Amar kusoo saartay in 3 cisho gudahood dadka dhaqda Dameeraha ay gudaha magaalada kaga saaran dameeraha.
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.