Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Dewsbury-Hall -Chelsea, Kounde Arsenal, Rashford?, Ait-Nuri? & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    Dewsbury-Hall -Chelsea, Kounde Arsenal, Rashford?, Ait-Nuri? & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 29, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Suuqa ayaa si Rasmi ah u furmay iyada oo kooxaha kala duwan u furantahay in ay dhamaystiraan saxiixyada.

    Kooxaha ayaa haatan bilaabi kara in ay sameeyaan saxiixyada ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxooda.

    hadaba kooxda.com waxa ay idiin balan-qaadaysaa in ay si joogto ah idiinku soo gudbiso wararkii ugu dambeeyay ee suuqa.

    Paris Saint-Germain ayaa ka fiirsan doonta inay dalab ka gudbiso weeraryahanka Manchester United Marcus Rashford hadii 26 sanno jirkaan uu muujiyo xiisaha uu u qabo u dhaqaaqida France (talkSPORT).

    Saraakiisha United ayaa la yaabay Rashford oo ku dhibtoonaya gudaha garoonka iyo habdhaqanka ka baxsan garoonka waxayna si cad u sheegeen inuu kooxda uga tagi karo qiimo sax ah xagaagan (HITC).

    Dhinaca kale PSG ayaa kula biirtay kooxaha Arsenal, Barcelona iyo Bayern Munich tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Everton Amadou Onana (Foot Mercato).

    Daafaca dhexe ee Bologna Riccardo Calafiori ayaa bartilmaameed sare u ah kooxaha Arsenal,Liverpool,Tottenham iyo Real Madrid kuwaas oo dhamaantood diyaar u ah in ay dalabyo la taaban karo ka gudbiyaan xiddiga reer Italy (Corriere di).

    Liverpool ayaa hogaaminaysa tartanka loogu jiro daafaca bidix ee kooxda Wolverhampton Wanderers Rayan Ait-Nuri (Abdel Hamad).

    AC Milan ayaa dib u soo ceshatay xiisaha ay u qabto ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Carney Chukwuemeka, kaasoo bartilmaameed u ahaa xagaagii hore. (Gianluca Di Marzio).

    Chelsea ayaa laga soo diiday dalab €40m oo u dhiganta (£34m) oo ay ku doonaysay weeraryahanka Atletico Madrid Samu Omorodion. 20-sano jirkaan ayaa doonaya inuu la sii joogo kooxdiisa haatan (MARCA).

    Real Madrid ayaa loo soo bandhigay fursad ay kula soo saxiixan karto Khefren Thuram, kaasoo uu dhalay halyeyga France Lilian. 23-sano jirkaan ayaa laga yaabaa inuu buuxiyo booska uu ka tagi doono Toni Kroos (Tuttosport).

    Juventus ayaa sidoo kale dooneysa inay lasoo saxiixato Thuram, kaasoo kooxda haatan ee Nice ku qiimeeya inta u dhaxaysa 12 ilaa 15 milyan (Sky Italy).

    Arsenal ayaa xiriir la samaysay kooxda Barcelona oo ku aadan saxiixa daafaca reer France ee Jules Kounde. Kooxda La Liga ka dhisan ayaa ka caga jiideysa inay iibiso xiddiga waxaana ay haatan sugayaan inay arkaan Ronald Araujo inuu soo jiidan doono dalabyo muhiim ah (Gerard Romero).

    Manchester City ayaa ku guuldareysatay dalab soo daahay oo ay ku dooneysay inay Bayern Munich uga afduubato garabka Crystal Palace Michael Olise (Football Insider).

    Kooxda Man United ayaa xiddiga Matthijs de Ligt u calaamadsatay badalka Jarrad Branthwaite (90min).

    Kooxda Liverpool ayaa dar-dar galinaysa dadaalada ay ku doonayso Goolhayaha reer Brazil ee Bento si ay ugu buuxiso booska Caoimhin Kelleher (Globo Esporte).

    Kooxda Chelsea ayaa dalab Rasmi ah ka gudbisay xiddiga khadka dhexe ee kooxda Leicester City ee Kiernan Dewsbury-Hall (The Athletic).

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.