Denisovans asal ahaan waxay kasoo jeedeen Aasiya, gaar ahaan aagga Siberia iyo koonfurta bari ee Aasiya.
Denisovans waxay ahaayeen qayb kamid ah binu-aadamka oo dabar go’ay dhowr boqol oo sano ka hor, balse qaar ka mid ah dadka maanta nool ayaa la ogaaday inay leeyihiin raad Hiddo-waddan (DNA) Denisovans ah,
Markii ugu horreysay ee la aqoonsaday Denisovans waxay ahayd markii la helay raadadka hidde-wadanka (DNA) lafo laga helay Godka Denisova ee Buuraha Altai ee Siberia
Now researchers have discovered that the Ayta Magbukon in the Philippines have the highest level of Denisovan ancestry in the world. In fact, they carry considerably more Denisovan DNA than the Papuan Highlanders, who were previously known as the present-day population with the highest level of Denisovan ancestry.