Dowladdaha waa weyn ee reer galbeedka oo cabsi weyn soo food saartay kadib jawb celinta Iran.
Dawladaha Reer Galbeedka ee kala ah, Germany, France and UK ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin lakulanka Iran, si dagaalka loo joojiyo, waxaana warkaas sheegay Wasiirka Arrimaha dibada ee Jarmalka.
Dalalkan ayaa shalay safka ISR|L galay oo sheegay in ay xaq ku taagan tahay oo ay difaacayaan, balse warka cusub ayaa loo arkaa cadaadiska Netanyahu ilaa maanta waday.