Qarax Nuuca miinada Dhulka lagu Aaso Naxoogan ayaa goordhow kadhacday, xaafada holwadaag ee Magaaladda beledweyn waxaana ku dhaawacmay Sidda Lasoo Wariyey Hal Askari.
Qaraxaan miinadda ah Ayaa la shegay in lagelshay Waddada dheer ee Bacaaddaha, Xaafadda Howl-wadaag ee Beledweyne