Beledweyne(Radiohalgan.com)wararka ayaa sheegaya in,Korontadda Shirkadda Dayax ayaa la damiyay Beledweyne waa mugdi gaar ahaan aagga u dhaw Xerada Lammagallaay ee Xarunta gobolka Hiiraan.
Dhanka kale qar ka mid ah shacabka Magaalada Beledweyne oo radio Halgan u sheegay in ka cabsi qaban in uu dagaal ka qarxo,mar kasto madamo ciidamada kala aragti duwan is hor fadhiyaan .
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com