Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka dhoofay Madaarka Caasimadda Dalkiisa, isagoo kusii jeeda dalka Uganda oo uu barri ka furmayo shirka urur goboleedka IGAD.
Itoobiya iyo Sudaan ayaa diiday ka qaybgalka Shirkaasi.
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.