Beledweyne(Radiohalgan.com)-wararka aan ka heleeno magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Meelshiiyaad hubeysan warar ku qadeen Barkontarool ah eey lahayn Maamulka Hirshabelle
Kastam laggu qaaddo lacag shaancuur ah kunna yaal Buunda-weyn ee Magaalada Beledweyne ayoow ka dhacay dagaal mudo gaban socaday.
Dad shacab ah ayaa ku dhaawacmay Rasaastii Fureen Maleeshiyo hubeysan iyo Hirshabelle is weydarsanayeen
Hospital-ka dhexe ayaa loo qaaday Shacab-ka ay galaafatay Rasaasta aan loo meel dayin.
Ugu Danbeentii Magaalada Beledweyne ayaa malimahii Lasoo Dhacafay ka dhacyeen Dilal dhac iyo waliba Dagaal ka fool ka fool ah.
Magaalada Beledweyne ayaa noqotay Magaalada ugu ayaan ka daran Magaalooyinka Dalka
Waxii wararka ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com